= Dalalka Noorway, Finland, Deenmaark iyo Fiilaan ayaa saacadaha ugu badan laga soomayaa sannadkan 2025. Waana 20 saacadood.
= Dalalka Urugway, Baragway, Arjantiin iyo Baraasiil ayaa laga soomayaa 11 saacadood, waxaana laga soomayaa saacadaha ugu yar.
= inta badan dalalka Yurub, sida Ingiriiska, Faransiiska, Talyaaniga, Isbeyn iyo Iskoodlan ayaa laga soomayaa inta u dhaxaysa 15 saacadood iyo 16 saacadood.
= Dunida Carabta waxa ugu wakhti dheer dalka Al-Jeeriya oo Soomaya16 saacadood.
Tixraacyo:
ttps://www.statista.com/chart/17874/ramadan-daily-fasting-hours-selected-cities.
Like
Comment
Send