Saaxiibbo kala hadhi waayey (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Cabdiqaadiir Cige Axmed iyo Mustafe Cabdi Xasan, Allah ha u naxariistee intii ay ifkan joogeen, waxay ahaayeen saaxiibo aad iyo aad iskugu dhaw. Labadooduba waxay ka mid ahaayeen arday marxalidihii kala duwanaa ee waxbarashadu na kulmisay. Cabdiqaadir dugsiga hoose ayaa mar na la wada qoray, sannado badan ka dibna tacliintii jaamacadeed ayaan mar kale ku … Continue reading Saaxiibbo kala hadhi waayey (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)