Sheeko xikmad leh: Damac iyo Dalxiis (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Saaxiibow bal sawiradan iyo muuqaaladan ila eeg. Waxa la gaadhay goortii aad dalxiis u bixi lahayd eed ka nasan lahayd shaqooyinkan aad ku daashay, naftaadanna u hurri lahayd waqti ay jawi degan ku qaadato” Dhaglas ayaa ku tiraabaya isaga oo sawirro telka gacanta saaxiibkii ka daawadsiin raba? ” Bal horta waxaad ii sheegtaa, waxa aan … Continue reading Sheeko xikmad leh: Damac iyo Dalxiis (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)