Mise taloow, sida ay taariikhyahannada qaar aaminsanyihiin marka horeba Bariga ayaa ay ahaan jirtay ee in dhexe ayey ka soo hayaantay, imikana dib bay u guryo noqotay?
Tobanka dugsi sare ee ugu sarreeyey imtixaankii sannad-dhammaadka 2022/2023 ee Somaliland:
5 waa gobalka Saaxil
3 waa gobalka Sanaag
2 waa gobalka Togdheer
DUGSIYADA SARE:
———-
Tobanka dugsi sare ee ugu hooseeyey imtixaankii sannad-dhammaadka 2022/2023 ee Somaliland:
5 waa gobalka Maroodijeex (Hargeysa)
5 waa Boorama
Si kale haddaan u dhigana labada kaalmood ee dalka ugu sarreeyey waa Saaxil iyo Ceerigaabo, labada ugu hooseeyeyna waa Awdal labaduba.
DUGSIYADA DHEXE:
————-
Shanta dugsi dhexe ee sannad-dugsiyeedkii 2022/2023 Somaliland ugu sarreeyey waa:
2 saaxil ah
2 Todheer ah
1 Sanaag ah
Shanta dugsi dhexe ee sannad-dugsiyeedkii 2022/2023 Somaliland ugu hooseeyey waa waa:
3 Awdal ah
1 Maroodi jeex ah
1 Togdheer ah
FG: Goballada waxa aan xisaabiyey lixdii gobal ee ansaxa ahaa (Hore)
Qore:Kamaal Marjaan
Bandhige@gmail.com