Sirta Fartii Masaaridii Hore “Hieroglyphic” & Af-Soomaaliga Q.1aad (WQ: Prof. Maxamed Siciid Gees )
Fartii hore ee Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaa oo ka soo jeeda Afka Giriigga oo la micno ah; “Fartii Barakaysnayd – The Sacred Writing.” Haddaba, Khawaajiyaashu waxay daah-fureen fartaas sawirka ah. Waxa libta daah-furka fartaas la siiyey oo loo oqoonsaday inuu horseeday Aqoonyahan Faransiis ah oo la odhan jiray Shambiloon (Champollion) sannadkii 1822kii, … Continue reading Sirta Fartii Masaaridii Hore “Hieroglyphic” & Af-Soomaaliga Q.1aad (WQ: Prof. Maxamed Siciid Gees )
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed