Sirta ka dambaysa dhallinyarnimada wajiga fannaanadda Beyoncé

Sirta ka dambaysa dhallinyarnimada wajiga fannaanadda Beyoncé

Muuqaalka Beyoncé fannaanad iyo jilaa Maraykan ah ayaa dhab ahaan beryahan dambe aad u soo jiitay kamaradaha weriyeyaasha,  gaar ahaan xafladdii “Meta Gala 2015”.

Intaas oo kaliya ma ahee waxa haddana si gaar ah u soo jiitay dadwaynihii ka so qaybgalay wajigeeda aadka dhallinyarada u ah ee aan la moodin in ay waligeed gaboobi doonto.

Waxa aad la is ku waydiiyay sirta ka danbaysa da’yaraanta Beyoncé iyo faduul dheeraad ah.

Halkan ka akhri sirta Beyoncé:

  • Waxay dhammaan wajiga marsataa kiriimyada loogu talogalay in indhaha hareerahooda la mariyo kuwaas oo ka hortaga jactadka indhaha hareerihiisa ku samaysma, taas oo uu kulaa taliyay khabiirkeeda dhinaca quruxda.
  • Kiriimyada loogu tala galay wajiga oo kaliya ee ka hortaga gabowga waxay u isticmaasha jidhkeeda oo dhan ilaa ciddiyaha lugaha.
  • Waxay aad u cabtaa sharaab ka samaysan khutradda cagaaran ee loo yaqaano (Kale) taas oo ay ku jirto vitamin K badan oo xoojiya wareegga dhiigga iyo cusboonaysiinta unugyada maqaarka.

Khudrada Kale

khudradda cagaaran ee Kale loo yaqaan

 

By: Ina Siciid

bandhige@gmail.com