Siyaasiga Ku Baaqay in laga Feejignaado Dabinada Cadawga W/Q:(Axmed Cabdale Digaale)

ayaa usoo jeediyay Wasaarada arimaha gudaha Somaliland in waajibaadkeeda gudato talaabo sharciga waafaqsan ka qaado cid kasta oo ku kacda falal wax loogu dhimaya Xasilooni dalka.

Siyaasiga Axmed Cabdale Digaale ayaa usoo 13 Urur Siyaasadeed in ay u hogaansamaan shuruucda dalka iyo go,aankii ka soo baxay Koomishanka Doorashooyinka qaranka.

Siyaasiga Axmed Cabdale Digaale ayaa waxa kale oo ugu baaqay shacabka Somaliland in ay ilaashadaan nabedgalyada iyo wadajirkooda,isla,markaana ka feejignaadaan dabinada cadawgu ku doonayo in lagu kala qaybiyo.

Sidoo kale Axmed Cabdale ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in shacab iyo dawlad loo baahanyahay,in meel looga soo wada jeedsado cadawga Somaliland madaama dalka weerar lagu soo qaaday.

 

Qore :Axmed Cabdale Digaale

Bandhige@gmail.com