Tirokoobka Beelaha Soomaalida (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Buugaagtan hoose waa inta buug ee ilaa hadda lagu soo ururiyey tirakoobyadii laga sameeyey Soomaalida. Way se jiri karaan kuwa kale oo laga sameeyey.

  1. Buugga la yidhaa” Censimento Dello Populazione. Koonfurta soomaaliya 21/04/1931
Beesha Tirada  %
Hawiye 35.3%
Digil iyo Midhifle 24.9%
Daarood 22.9%
Dir iyo inta kale 16.9%

 

  1. Buugga la yidhaa” Apastoral Democracy by I.M.Lewis 1961.
Beesha Tirada Guud
Daarood 1,000,000
Dir iyo Isaaq 550,000
Hawiye 520,000
Digil iyo midhifle 400,000

 

  1. Buugga la yidhaa” Somali Nationalism by Saadia Touval 1963.
Beesha Tirada %
Hawiye 24%
Isaaq 22%
Daarood 21%
Digil iyo midhifle 17%
Dir 10%
Inta kale 6%

 

 

  1. Buugga la yidhaa” Modern history of somali by I.M Lewis
Beesha Tirada
Daarood 1,500, 000
Dir iyo isaaq 750,000
Hawiye 500,000
Digil iyo Midhifle 5000,000
Jareer weyne 80,000
Gibilcad/Banaadiri 42,000

 

 

  1. Buugga la yidhaa” Soldie’s Hand book by Unitaf
Beesha Tirada %
Dir iyo Isaaq 29%
Hawiye 25%
Daarood 20%
Digil iyo Midhifle 20%
Inta kale 6%

 

 

 

  1. Buugga la yidhaa” Area Hand Book for somalia by American University.
Beesha Tirada Guud
Daarood 1,250,000
Hawiye 700,000
Dir iyo Isaaq 550,000
Digil iyo Midhifle 500,000
Inta kale 0

 

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@gmail.com