Md Cabdiraxmaan Mohamed Cabdilahi (Ciiro ) waa ogyahay farqiga u dhexeeya doorashadda Xeerka buddhigeedu yahay iyo ta dastuuriga ah . Taas oo ah in doorashadda xeerka hore loo soo dhigi karro dib loo dhigi karro iyadda labbadda jeerba hanaan iyo xeerar qawlal u ah la raacayo la na abuuraayo . Sidda oo kale waa ogyahay Ciiro iyo qof kale qaan-gaadhi ah doorashadda dastuuriga dib loo dhigay dhowr goor halkaan aanay waxba ku dhex jirin hore u soo dhigista Doorashadda ururadda iyaddalagga hortegaayo inaan Xisbig doorshadda la filaayo ku guulaysto in mudo-xileedkiisi dhamaado iyadda oo aan Xukumadda soo dhisin halkaan hawl adag ka hor imanayso.
Sidda awgeed Xukumadda hadda iyo Xisbigeedu waa mid la gudboon wax caqabad ah oo beri imanaya ayna ogsoon yihiin ,ummad ahaan garan-karro inay ka hawl galaan,waxa intaa dheer Xisbiyadda Mucaaradka ah xaq iyo xuquuqtoonna umma laha doorashadda qabshadeed hore u soo dhigid iyo dib u dhigideedba se waxa xaq u leeyihin inay ka qayb galaan oo mar walba diyaar ahadaan doorashadda mid kasto ay tahay waan hanaanka uyo qaabka ay adduunka oo ka jira oo taabo-gal ah.
Laanta Fulinta ayaa u xilsaaran qabshadda doorashadda , haddii ay jiraan waxyaabo isku gudbi karra iyadaa soo bandhigaysa gaar ahaan la kaashanaysa labbada gole ee Sharci-dejinta . Heykalka iyo hanaanka Mucaaradka JSL waa in isbedel toos ah lagu sameeyo wixii hadda ka danbeeya taas o ah in kaalinta mucaarad adduunka ku leeyahay ah ee inay u diyaar ahadaan doorashada ka qayb galkeeda uun! Musharax Cabdiraxmaan Mohamed Ciiro Maanta shir jara,iidku lama gudbooneyn waxa uu la gudboon markii kulamada kala danbeyey uu la lahaa Md Muuse bixi, waxa se hadalkiisu iyo doodiisa Maanta ay tahay xaqiiqdii oo la hayo inuu doonaayo inuu mala-awal ku sheego taanna ummadda caqligeeed iyo garaadkeedu ka weyn wax marba ,Mucaaradku wixi uu jecel ku jaheeyo.
Abokor Mohamud
Aragtidda ,Muwaadinka JSL.