Ummadda Caqligeeed iyo Garaadkeedu ka weyn wax marba Mucaaradku wixi uu jecel yahay ku jaheeyo (Wq: Abokor Ismaacil Maxamuud)

Md Cabdiraxmaan Mohamed Cabdilahi (Ciiro ) waa ogyahay  farqiga u dhexeeya doorashadda Xeerka buddhigeedu yahay iyo ta dastuuriga ah . Taas oo ah in doorashadda xeerka hore loo soo dhigi karro dib loo dhigi karro iyadda labbadda  jeerba  hanaan iyo xeerar qawlal u ah la raacayo  la na abuuraayo  . Sidda oo kale waa ogyahay Ciiro iyo qof kale qaan-gaadhi ah  doorashadda dastuuriga dib loo dhigay dhowr goor halkaan  aanay  waxba ku dhex jirin  hore u soo dhigista  Doorashadda ururadda iyaddalagga hortegaayo inaan Xisbig doorshadda la filaayo ku guulaysto in mudo-xileedkiisi dhamaado iyadda oo aan Xukumadda soo dhisin halkaan  hawl adag ka hor imanayso.
Sidda awgeed Xukumadda hadda iyo Xisbigeedu waa mid la gudboon wax caqabad ah oo beri imanaya ayna  ogsoon yihiin ,ummad ahaan  garan-karro inay ka hawl galaan,waxa intaa dheer Xisbiyadda Mucaaradka ah xaq iyo xuquuqtoonna  umma laha doorashadda qabshadeed hore u soo dhigid iyo dib u dhigideedba se waxa xaq u leeyihin inay ka qayb galaan oo mar walba diyaar ahadaan  doorashadda mid kasto ay tahay  waan hanaanka uyo qaabka ay adduunka oo ka jira    oo taabo-gal ah.
Laanta Fulinta ayaa u xilsaaran qabshadda doorashadda , haddii ay jiraan  waxyaabo isku gudbi  karra iyadaa soo bandhigaysa  gaar ahaan la kaashanaysa labbada gole ee Sharci-dejinta .  Heykalka iyo hanaanka  Mucaaradka  JSL waa in isbedel toos ah lagu sameeyo  wixii hadda ka danbeeya taas o ah in kaalinta mucaarad adduunka ku leeyahay ah  ee inay u diyaar ahadaan doorashada ka qayb galkeeda  uun!  Musharax Cabdiraxmaan Mohamed Ciiro Maanta shir jara,iidku lama gudbooneyn waxa uu la gudboon markii kulamada kala danbeyey uu la lahaa Md Muuse bixi,  waxa se hadalkiisu iyo doodiisa Maanta ay tahay  xaqiiqdii oo la hayo inuu doonaayo inuu mala-awal ku sheego taanna  ummadda caqligeeed iyo garaadkeedu ka weyn wax marba ,Mucaaradku wixi uu  jecel ku  jaheeyo.
Abokor Mohamud
Aragtidda ,Muwaadinka JSL.