Waxaynu ka baqanaa wixii aynaan arkayn (WQ: Ina Siciid)

 

Dabciga aadamaha waxa ka mid ah in ay ka baqaan wixii aanay arkayn. Muuqaalkan aanu halkan idiinku soo gudbinayno oo ah mid gaaban waxa cinwaan looga dhigay weedha Af-Ingiriisiga ah ee “We are scared of things we don’t see” oo macnaheedu yahay ciwaanka maqaalkan.

Nala daawo. Xikmadda ku jirta muuqaalka waxad ogaanaysaa uun marka aad dhammaadka gaadho. Muuqaalkani wuxu ku salaysan yahay dhacdo run ah oo ka dhacday India.

Kadibna is weydii… ma jirtaa wax aanad arkayn oo aad ka baqato?