Xaqiiqda Nolosha ..W/Q:(Axmed-kayseCaliRooble)

Libaaxu marka uu heerkan nololeed gaadho, ma ugaadhsan karo, wax ma dili karo, ismana difaaci karo.Waraabaha ayaa harreereeya. Kaddib, waraabaha ayaa kala goosta. Xataa ma sugaan inta naftu ka baxayso.

Noloshu waa gaaban tahay, waxa ku dhacay libaaxa, innagana waa innagu dhacayaan, Banii Aadam ahaan. Ma ahaan doono dhallinyaro weligiin.Mar walba ma noqon doonno kuwa ugu xoogga badan.Mar walba kor ma ahaan doonno.Mar walba madax ma ahaan doonno.Waxa fiican in aynaan ku dagmin nolosha iyo fursadaha ku meelgaadhka ah ee ay ina siinayso.

 

Unknown.