Xasiloonida Xamar (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Waa maalin Ramadaan, taariikhda miilaadiguna waxay ku beegan tahay 23/07/2014. Ummadda Islaamka ahi way sooman yihiin, cibaado iyo Allebari na waa loo xadhko xidhay. Sideeda ba, bisha Ramadaan waa mararka loogu cibaado badan yahay ee Ilaahay loogu dhaw yahay, lagana fogaado fal iyo ficil kasta oo Eebe iyo khalqigiisu dhibsadaan. Iyada oo xaalku sidaa yahay, … Continue reading Xasiloonida Xamar (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)