Xasuusta Macallin Faarax Shuun (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Sannadkii 1997-kii, markii aan diyaargarowga ugu jirnay bilawga waxbarashada sare ayaan xogwaraysi tagay, si aan u ogaado macallimiinta wax noo dhigi doonta. Ka hor inta aanay duruustu si rasmi ah noogu bilaabmin, hal macallin ayuu magaciisu aad iigu soo noqnoqday. Waa bare sare Faarax Cabdillaahi Fariid oo loo garan ogaa “Faarax Shuun”, Rabbi naxariiso janno … Continue reading Xasuusta Macallin Faarax Shuun (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)