= Beelaha Ciise Muuse waa reero, sida dadka kale ay yihiin oo kale. Deerayahan oo degmada Sheekh weligood haystay oo mar kasta Maayarka ka noqda ayaa Berbera Maayarnimo ka doonaya, sow wax lala yaabo maaha. Waa in Deerayahan marka hore ogolaadaan inay Maayarnimada degmada Sheekh wareejiyaan. Ka dibna ay ku tartamaan Maayarnimada Berbera.
= Maxamed Ciise wuxuu qaataa Maayarka Berbera, halka Aadan Ciise qaato Maareeyaha Dekedda Berbera. Sidaasi ayaa ay weli tahay siyaasadda guud ee Ciise Muuse.