Xusuusqorkayga Xajka (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Maalinta 1aad: Salaasa 23/08/2016 ama 20/11/1437   Subax Salaasa ah, 4- tii subaxnimo ayaan tagnay goob lagu balansanaa oo ah faras-magaalaha Borama. Ujeedaddu waa inaan safar gaaban oo dhinaca dhulka ah ku tagno Hargeysa, ka dibna ka raacno diyaarad na gaysa dhulka barakaysan. Ha yeeshee, dadka qaar habsaamay dartood, waxaan baxnay 4:45 subaxnimo; salaaddii subax … Continue reading Xusuusqorkayga Xajka (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)