Maalintii dhawyd ee madaxwaynuhu bari ku maraayay socdaalka, mar uu Barbara joogay ayaa markab hoon tumay, calankii soomaliyana saaray. sida aynu ku maqalnay aad ayuu madaxwaynuhu uga xanaaqay.
Hadaba waxaa is waydiin leh, waataa koonfur sidan ay uga xanaaqayaan siyaasiyiinteenu eh yaa cadaw inoo ah ee koonfur jooga.
Bal aynu eegno ciddan koonfur joogta, waa kuwan jiif iyo joogba u diiday siyaasiyiinteena eh, waxa jooga dawladii Farmaajo iyo maamulkiisa, AMISON, shacabkii reer koonfureed oo qabaail badan ka kooban iyo shabaab, dee intaas oo dhan baa joogta eh, kee inoo cadaw ah bal aynu mid mid usoo qaadano.
Shacabka:- horta shacabku inoo cadaw maaha oo waynu iska ognahay, talo gacanta uguma jirto ee halkaa inaga dhig, waana qabaail badan oo wada daga meesha.
Farmaajo:- farmaajona isna talo gacanta uguma jirto oo waa loo dhiibtay waxaa u dhiibtay AMISOM oo reer galbeedku ay dabataaganyihiin ayaa ku illaalisa, hadii ay AMISOM farah kala baxdana, waynu ognahay in aanu habeen joogayn, markaa farmaajona iyo maamulkiisana halkaa inaga dhig,
Shabaab:- shabaabna dee nimanka gaalada iyo munaafiqiintu waxay doonaan ha ugu yeedhaan eh waa niman dhulkoodii xoraysanaya diintoodana difaacanaya, xamaas oo dhulkoodii u dagalamaysaba waxay yidhaahdaan waa argagixiso. Allaa ileh waxa argagixiso ah kuwa dadka diintooda iyo dhulkood ku qabsanaya, Al-shabaabna halkaa inaga dhig.
AMISOM:- haa taa waan aqabalay dee iyagaa koonfur haysta iyo kuwa sameeyay ee reer galbeedka ah ee dhaqaalaha la dabataagan.
Markaa waxay noqonaysaa cadawgeenu unisom iyo cida dhaqaalah iyo hiil iyo hooda la agtaagan ee reer galbeedka ah.
Hadaba unisom na lafteedii ma sii joogi karto hadii ayna nimankaa reer galbeed dhaqaalaha iyo taageerada la ag joojiyaan,markaa AMISOM na halkaa iga dhig.
Markaa halkaa waxa ka cadaanaysaa, cadawgeena rasmiga ihi waa nimankaa reer galbeedka ah iyo cida iyaga fuushan.
Mid ayaa jirta waynu ognahay nimankaa reer galbeedka ahna inayna talo gacanta uguma jirto, maxaayeelay iyagana waxaa fuushan yuhuuda, oo dhaqaalahooda siyaasadooda gacanta ku haysa dhinacay doontana u jiahaysa,
Hadadaba gunaanadkii cadawgeena rasmiga ihi waa yuhuud, waana sida illaahay Quraanka ku sheegagy, mumiiniinta waxa ugu cadaawad badan yuhuud iyo mushrikiinta……sida aayada quraanku tilmaamayso.
Bal hadaba ka waram kuwaas hadii ay inagu dhex nool yihiin wadaad iyo waranleba daaha dabdiisa ka maamulaan, taladaadana gacanta ku hayaan.
Hadaba cadawgeena dhabta ihi waa kuwaa laynagu dhexbeeray. Siyaasiyiintuna way ina majaro habaabinayaan illayn waa shaqaalee.
Nuur Xaaji Xiiray
Nur.hersi21@gmail.com