Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay tabobar kusaabsan ilaalinta duur-joogta
Tababarkaan oo socon doona muddo Sideed maalmooda ayaa waxa soo qaban qaabiyey wasaarada deeganka Somaliland iyo maxkamada sare ee golareyda ee dalka Mareykanka waxaa kaqeyb qaadanaya qaar kamid ah isuโduwayaasha wasaaradda deegaanka, deegaanada Somaliland iyo xubno kasocda bahda cadaalada booliska iyo jaamacada Hargeysa.