๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—”๐——๐——๐—”๐—ก๐—œ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ด

Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in maalmaha adag loo baahan yahay mudnimo.

Waxaanu yidhiโ€œMaalmaha adag ee qaranku khatarta waajahayo waxaa kuligeen waajib innagu ah midnimo qaran,โ€

Xoghayuhu isagoo hadalkiisa sii watay wuxuu baaq u diray mucaaridka iyo Muxaafudkaba.

Waxaanu yidhi โ€œNinka raba inuu qarankan bari xukumo iyo ka kursiga ku fadhiya waxaa labadoodaba qasab ku ah in ay wax iska waydiiyaan sidee ayaan qaranka dhibka uga saari karnaa.โ€