Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka oo munaasibad hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay qaar ka mid ah qurbe joogta ka soo jeedda gobolka Hawd iyo degmada Axmed-dhagax ee magaalada Hargeysa.