6 qof ayaa ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka War-idaad iyo Xayira.