Munaasibada Ciidul-adxa oo lagu Tukaday Garoonka Kubadda Cagta Bursadde ee magaalada Berbera

Bulshaweynta ku nool magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa saakaย  ย isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee Buursade, si ay u oogaan labada ragcadood ee sunnada ah ee Ciidul-adxada.

Tukashada Salaada Ciidul-axada waxa qaybaha kala duwan ee bulshada kala soo qayb galay masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Saaxil, bulshadana kala hadlay fagaarihii Ciida.

ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Halkan ka Daawo