Kulan maanta ka qabsoomay Madaxtooyada Somaliland ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka ee Golaha Wakiilladu ansixiyeen. Faahfaahinta hoos ka daawo.