Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha wuxu u soo xidhay tababar hal maalin u socday hablo ka kala socday dugsiyada sare ee Hargeysa

 

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdilahi Saciid “Khaawi” wuxu uu Siminaar hal cisho ah kala dhalinyaro hablo ah Secondary School ee maglaada Hargeysa, tartankan ayaa lagu qabtay maanta Dugsiga Faarax Omaar Secondary School. Siminaarkas oo logu talo galay mudo hal cisho ah ee Magaalad Hargeysa  waxa uu ku siminaarku waxauu  saabsanaa tacadiyada ka dhanka lamaanaha, Xuquuqda Taranka Caafimadka iyo HIV/AIDS ka.

Siminaarkas waxa oo socondoonayey muddo dhan hal maalmood, ah manta oo ay taariikhdu tahay 16, Dec, 2019 waxa looqabtay Imperial Hotel ee magaalda Hargeisa , waxaana iska kaashaday Wasaarda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadweynaha ee magacadeed loo soo gaabiyo UNFPA.

Ujeedada Siminaarl oo ku saabsanaa sidii hablaha Dhalinyarada loogu wacyigalin lahaa dhibaatada GBF ga, iyo dhamaan xanuunada Caafimadka taranka iyo HIV/AID ku hayaan  bulshadooda.

Agaasimaha guud ee wasaarada Dhalinayrda iyo Ciyaaraha waxa uu habllaha dhalinyada ah kula  kula taliyey in aqoontaa ay siminaarka ay ka faa’iideeysteen ay Bulshada kale na u sii gudbiyaan iyo sidii ay u sii xoojn lahayeen dadaalada lagu joojinayo tacadiyada ka dhanka lamaanaha,  dhanka Xuquuqda Taranka Cafimaadka iyo khatarta xanuunka HIV/AIDS ka.

 

bandhige@gmail.com