Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha waxa uu xafiiskii ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Wadanka koonfur Afrika

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Mohamad Osman Saeed iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Wasaaradda ayaa Qaabilay wafti uu hogaaminayay Safiirka Somaliland u fadhiya Wadanka koonfur Africa Mudane Ahmed Hassan Jama iyo Masuuliyiinta Shirkadda Tigris Capital.

Shirkaddan oo ka shaqaysa arimaha Fund Management and Investment ayaa u timi dalka indho-indhayn oo ay dalka ka fulinayaan Maalgalin Mashaariic Horumarineed.

Agaasimaha ayaa uga warbixiyay ahmidda ay Somaliland u leedahay maalgeshiga caalamiga, sidoo kale waxa warbixino laga siiyay Maalgashiga dalka iyo inay Somaliland diyaar u tahay Maalgashi.

Bandhige@gmail.com