Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo xadhiga ka jaray dibu habayn lagu sameeyay Xannaanada Hooyada iyo Dhalaanka ee Deeganka Idhanka Deeryahanka ee Gobalka Gabiley.