Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha oo shaaciyay xuska maalinta dhallinyarada isaga oo dhallinyaradana ugu baaqay in ay nabadgelyada ilaashadaan.