Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaruhu wuxuu tababar ku saabsan adeegyada la xidhiidha caafimadka dhallinyarada u soo xidhay shaqaalaha xirfadalayaasha caafimaadka 

 

Agaasimaha Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdilaahi Saciid “Khaawi” ayaa waxa uu tababar ku saabsan adeegyada la xidhiidha caafimadka dhallinyarada u soo gabayeeyey shaqaalaha xirfadalayaasha caafimaadka ee ka hawlgala xaafadaha magaalada Hargeysa.

Tababarkan ayaa waxa uu socday muddo laba cisho ah, ayaa waxa lagu baraneyey sidii loo xafidi lahaa xogta caafimaadka dhallinyarada, u adeegida dhallinyarada adeegyada caafimaadka, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa in ay dhallinyaradu ku xidhnaadaan adeegyada caafimaadka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warkan:

bandhige@gmail.com