Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud,ayaa Maanta Magacaabey Madax-qeybeedyo iyo Unnugyo ka tirsan Waaxda Naqshadeynta

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta , Maxamuud Suldaan Aaddan Yuusuf ayaa Maanta Magacaabey Madax-qeybeedyo iyo Unnugyo ka tirsan Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryeynta.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Maxamuud Suldaan Aaddan Yuusuf waxa uu sheegay inuu Xubnahan hoos ku xusan uu Magaacabey, ka dib markii uu ku qancay aqooontooda iyo Waayo-aragnimadooda dhinaca shaqadda.
Waxa kale oo uu Agaasimaha Guud faray Agaasimaha Waaxda Naqshadeynta Magaalooyinka ee Wasaaradda Hawlaha Guud inuu xubnaha la magacaabey uu ku garabgalo Gudashadda Waajibaadkooda shaqo.
Halkan Hoose kaga Bogo Xubnaha la Magaacabey.
xigasho:Somaliland news Agency
Bandhige@gmail.com