Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa xadhiga ka jaray cisbitaal cusub oo laga hirgeliyay magaalada Gabiley.