Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo furay shirka Dejinta qorshaha qiimeynta ee ay ku shaqeeyaan qeybta kala-korinta ubadka ee Wasaaradda Caafimaadka.