Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska waxa shalay furay kulan hal maalin ah oo dib eegis lagu samaynayey waxqabadii wasaarada

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa waxa shalay furay kulan hal maalin ah.

Kulankas oo daarana isla Mar ahaanta dib u eegis lagu samaynaayey hawl qabadka wasaaradda ee sadex biloodki hore ee sanadka 2023, iyo qorshaha bilaha 4aad ilaa 6aad.

Mudadii kulanku socday ayaa waax waax loo dul istaagay waxyaabaha u qabsoomay iyo hawlaha aan qabsoomin iyo sababta ay u qabsoomi waayeen.

bandhige@gmail.com