Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo gelinta JSL ayaa soo xidhay kulan lagu falanqeenayay qiimeyn lagu sameeyay baahiyaha Shaqo ee suuqa ka jira.