Alle ha u naxariistee waxa Magaalada Hargeysa Aas loogu sameeyey Marxuum Gaashaanle Sare Mursal Xuseen Axmed oo ka mid ahaa Ciidanka Booliska JSL.