Arday ka baxday Jaamacadda Badar oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

Arday ka baxday Jaamacadda Badar oo munaasabad loogu qabtay Hargeys

Hargeysa – Waxa magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasabadd ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday jaamcada Beder, islamarkaane ka baxay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada.

Waxa ka qayb galay munaasabada maamulka Jamaacada Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.