Ardey baratay Qur’aanka Kariimka iyo Shireecada Islaamka oo munaasabad loogu qabtay Burco.

Inkabadan 100 arday oo dhameeysatay Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada Islaamka, islamarkaana ka aflaxday Mu’asasadda Al-Imaamu Shaadhibi ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka, Culimo, Waalidiin,Macalimiin ,Dhallinyaro , Arday, iyo qaybaha kale ee bulshada.