Askari ka tirsan ciidanka Sirdoonka oo isku dhex toogtay Xaruntooda Hargeysa

Xarunta Sirdoonka Gobolka Maroodi-jeex ee Hargyesa ayaa waxa isku dhex askari ka tirsan ciidanka Sirdoonka oo wakhtigaa ku jiray ilaalada xarunta.

Wararka laga helayo illo ku ag dhowaa xarunta ayaa sheegay in askari oo ahaa nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Maxamed Axmed Saadiq.

Sidoo kale waxay wararku sheegayaan in markii ay madaxda sirdoonku iskugu yimaadeen goobtaas dilku ka dhacay in ay maydka baadhis u direen.

Waxa dhammaan la xidhay shaqaalihii ay gaadhka kuwada jireen xalay.

Wixii warar ah ee ka soo kordhanay kala soco Shabakada wararka ee Bandhige.

bandhige@gmail.com