Banaan-bax aan noociisa hore loo arag oo Hargeysa ka dhacacy

Koox dhallinyaro ah ayaa banaana-bax ku cusub geyiga Soomaalidu degto ka dhigay Hargeysa kaas oo ay kaga rajo-dhigeen guurka gayaankooda.

Kooxdan dhallinyarada ayaa waxay siteen boodhadh ay ku qoran wali maan guursan, hal qof sitay waan guursaday.

Banana-baxan ayaa muujinaya inay dhalintani u baahan yihiin guur taasi oo guurka Hargeysa ee noqday mid qaaliya.

Dhanka kale hablaha ayaa la filayaa inay ka jawaab celinayaa banana-baxan cusub ee ay sameeyeen wiilasha Hargeysa.

bandhige@gmail.com