Barashada cilmiga saxaafadda ayaa laga bilaabay Jaamacadda Hargeysa

Jaamacadda Hargeysa ayaa waxay markii ugu horraysay bilowday barasahda cilmiga saxaafadda gaar ahaan heerka koowaad ee Degreega, waxayna noqonaysaaa marki ugu horraysay ee fakalkan laga bilaabo Somaliland. Haddaba, maxay tani uga dhigan tahy wariyeyaasha Somalilad? Warbixin, Khaalid Foodhaadhi

Khaalid Foodhaadhi
Reporter: Goobjoog TV
Hargeysa, Somaliland.

Khaalidfoodhaadhi@gmail.com

Mobile: +252634012548