Boobkii Khayraadka Waxaa Inoo Xigay Boobkii Xayawaanka oo Dabar Go’ Ku dhaw

Boobka khayraadka dalka oo mudo badan socday kadib waxaa hadda bilaabmay boobka xayawaanka sida Diinka oo kale.

Waxaa arintaasi ka hadlay Suxufi Mahad Faarax oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha degaanka iyo ilaalinta xayaawanka.