Booliska Jarmalka oo galay xafiiska FIFA

Booliska Jarmalka ayaa maanta la wareegay xarunta Kubadda cagta ee Jarmal oo laga shakisan yahay cashuuro lala baxsaday sannadkii 2006-kii koobkii adduunka ee Jarmalka lagu qabtay.

Saraakiisha bilayska ee galay xarunta FIFA ayaa qaatay dukamantiyo iyo kombiyuutaro ay ku yaalay xafiiska.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jarmalka oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la baadhayo lacago gaadhayo 6.7 milyan oo xidhiidhku siiyeen FIFA.

Sidoo kale waxay booliska Jarmalku baadhayaan guryaha Madaxweyne xidhiidhka kubbadda cagta Jarmalka ee imika iyo Madaxweynihii ka horeeyey.

FIFA ayaa waxa la soo dersay eedaymo musuqmaasuq oo uu Maraykanku ku soo eedeeyey.

Hoos ka akhriso warar hore oo kan la xidhiidha:

FIFA oo ku dhawaaqday musharaxiinta u tartamaya jagadda Madaxweynenimo

Musharaxa Madaxweyne ee FIFA Amiir Cali waxa uu ka soo horjeestay in dib loo dhigo doorashada

Shariikadihii FIFA maalgelin jiray, Coca Cola iyo McDonald’s, waxay ku baaqeen in Sepp Blatter dhakhso isku casilo

Baadhitaannadii FIFA oo la filayo in ay galaaftaan xubno iyo ururro hor leh

Xoghayihii FIFA oo shaqadii laga joojiyey eedo musuqmaasuqna loo jeediyey

Ninkii labaad ee Afrikaan ah ayaa isku sharaxay jagada madaxweynenimada FIFA

FIFA oo magacowday madaxa dib- u-habaynta iyada oo ay dul hoganayaan eedaymo musuqmaasuq

Micheal Platini waxa uu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Wakhtiga ay dhacayso doorashada FIFA oo la cayimay

Madaxweyne-Xigeenkii hore ee FIFA wuxu iska difaacay eedaymo musuqmaasuq

Eedaymaha musuq-maasuq ee FIFA oo galaaftay madaxii xidhiidhka kubbadda cagta Bolivia

Iswisarlaand oo gacanta u gelisay Maraykanka 7 ka mid ah saraakiisha FIFA ee loo haysto musuq-maasuqa

FIFA waxay xayiraad maamul saareen guddoomiyihii xidhiidhka CONCACAF Blazer

Maraykanku wuxu Iswiisarlaand ka dalbaday in ay u gacangeliso saraakiishii FIFA ee la xidhay

Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Laybeeriya wuxu ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay madaxweynaha FIFA

Booliska Caalamiga ahi wuxu FIFA ka xanibay 24.4 milyan oo Doollar

FIFA oo dib u dhigtay kala-xulidda waddamada u tartamaya martigelinka Koobka Adduunka ee 2026-ka

Caddaymaha musuq-maasuqa ee soo ifbaxayaa FIFA miyay gilgili doonaan mise way gambin doonaan?

Xubin ka mid ah Guddidii Fulinta ee hore ee FIFA ayaa qirtay eedaymo laaluush

Fadeexadda eedaha musuq-maasuq ee FIFA waxay gaadhay heerkii u sarreeyey, ma laga noqon doonaa martigelintii Koobka Adduunka ee Qadar iyo Ruushka?

Sepp Blatter wuxu sheegay in Faraansiiska iyo Jarmalku farogeliyeen codayntii xulista marti-gelinta koobabka adduunka ee 2018 iyo 2022

bandhige@gmail.com