“Boorama si fiican bay uga faa’iidaysatay mashruuca JPLG” Maayarka

Maayarka Boorama ayaa sheegay in magaalada Boorama ay si fiican uga faa’iidaysatay mashruuca wadaagga ah ee JPLG kaas oo loogu talo galay horumarinta dawlahada hoose iyo maamul-daadejinta. Maayarku wuxu aad u ammaanay hay’adihii ka qaybqaatay fulinta mashruucaas.

Hoos ka daawo muuqaalka kormeer lagu sameeyey mashruucaas oo uu diyaariyey Sharbi Media.