Cabdirashiid Qalinle oo sawir-gacmeed ku soo bandhigay sida uu u arko anteenooyinka shariikadaha isgaadhsiinta

Farshaxanka caanka ah, Cabdirashiid Muxumed Qalinle, ayaa Sabtidii bogga uu ku leeyahay Facebook-ga ku soo bandhigay sawir-gacmeed muujinaya saamaynta ay anteenooyinka shariikadaha isgaadhsiintu ku leeyihiin dadweynaha.

Sawir-gacmeedku waa mid isagu is sharaxaya, sidaas daraadeed uma baahna faalladayada ee adigu ka bogo.

Qalinle Facebook