Cashuur uruurin ay bilaabeen Dawladda hoose ee degmada Salaxley

Maamulka Dawladda hoose ee degmada Salaxley ayaa bilaabay hawl-gallo lagu ururinayo cashuuraha kala duwan ee ku baaqday muwaadiniinta degmadaasi