Ciidamada booliiska Somaliland oo go’aan kasoo saaray isku-soo bax gudoomiye Cirro ugu baaqay Tageerayaasha xisbiga

Ciidamada booliiska Somaliland oo go’aan kasoo saaray isku-soo bax gudoomiye Cirro ugu baaqay Tageerayaasha xisbiga

Taliyaha guud ee ciidanka booliiska Somaliland sarreeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay joojiyay mudaharaad ay ku baaqeen xisbiga Waddani, waxaanu ku tilmaamay in uu yahay mid sharciga baal-marsan.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: