Dallada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxay qabatay kulan lagu gorfeynayey xal u helida shaqo-la’aanta

 

Dallada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxay qabatay kulan lagu gorgeynayey xal u helida shaqo-la’aanta ayaa waxa lagu qabtay Hargeysa, kulanka ayaa waxa maal-geliyey Ha’yadda Save the Children.

Kulanka ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada Qorsheynta Eng. Xuseen Ibraahim Buuni, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Dr. Cismaan Xuseen Warsame, Agaasimaha Guud ee SONYO Cumar Cismaan Miigane iyo masuuliyiin ka socday Wasaarada Shaqo-gelinta, HAVOYOCO, Dahabshiil iyo Shirkada Dhismaha ee Najax.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

https://www.youtube.com/watch?v=YMjCMcfwK8Q

bandhige@gmail.com