Dallada SONSAF waxay iska fogaysay eedaymo ka soo yeedhay Xisbiga Waddani

 

Agaasimaha Dallada SONSAF Maxamed Axmed Maxamuud “Barawani” ayaa wuxu ka difaacay eedaymo Dallada ay ku midoobeen ururada bulshadu oo uu ururka mucaardka Waddani u soo jeediyey eedayom ah in aanay dhexdhexaad ka noqon karin goob joognimada doorashada Madaxtooyadda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com