Dawladda JSL oo ka hadashay dagaal kooxaha Huwanta ah oo kaashanaya maamulka Puntland ee Somaliya ayaa dagaal ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka Qaranka JSL. Warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa lagu cambaareeyey dagaalkaasi.