Dib U Milicso Dhacdooyinkii Yaabka lahaa ee 1984: Sannadguurada 36aad ee Afduubkii Diyaaraddii Somali Airlines

Hoos ka daawo barnaamij xiiso badan oo ay Dhamays media ka diyaariyeen afduubkii diyaaraddii Somali Airlines, taariikhda saddexdii nin ee afduubay iyo sababihii kallifay abduubka.