Diiwaangelinta cod-bixiyaha oo ka bilaabantay Togdheer

????????????????????????????????????

Waxa maanta Gobolka Togdheer ka bilaabmay diwaangelinta codbixiyaha doorashooyinka ka dhici doona Somaliland sannadka dambe.

Guud ahaan Dadweynaha Gobolka Togdheer ayaa waxay iska diwaangelin doonaan 163 goobood  ka furan guud ahaan gobolka.

Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Cabdilqaadir Iimaan ayaa waa uu warbaahinta u sheegay in ay diwaangelinta si rasmiya ugu socotoa guud ahaan goobaha gobolka.

Diwaangelinta codbixiyaha ayaa waxay ka socon doontaa muddo lix bilood ah oo ay gobol walba bil soco doona.

Goobaha diwaangelinkasta ayaa waxa ka hawl-galaya guudaan shaqaalaha ka socda komiishanka doorashooyinka, wakiilada xisbiga, goob joogayaal maxaliya iyo ciidamada ammaanka oo ilaalinaya sugid nabada.

Guud ahaan xisbiyada ayaa waxay ku hawlan yihiin sidii ay isku diwaangelin lahaayeen taageerayooshooda

Gobolada Awdal iyo Saahil, sida ay sheegeen komiishanka doorashooyinku ayaa qalabkana diwaangelinta codbixiyaha ayaa waxaanu ogolaanay in qof isdiwaangeliyo laba jeer ama wax ka badan.

bandhige@gmail.com